What's happening?

Video Sources 21269 Views Report Error

  • Daawo Hadda

Walaalahay: 2x38

Episode 56 S2 DHAMAAD

Jun. 10, 2022

(22) comments

  • MadarJune 10, 2022Reply

    Maxad u dhakhsanwaydan

  • FatmaJune 12, 2022Reply

    Fanproj musalsalada oo idil way wada dhamaden sezon final waaye ee waxaad noo soo turjuntan 2da musalsal aan kala dhicin ee Üç Kız Kardeş iyo Senden Daha Güzel

  • AyanJune 13, 2022Reply

    Uc Kiz kardes aan rabnaa inoo so fasira

  • AbdourazakJune 14, 2022Reply

    The god ✌️

  • Abdiraxiin AzaaJune 15, 2022Reply

    BAHDA FANPROJ WAXAAN IDINKA CODSANEYNAA INAAD NOO BILOWDAAN MUSALSALO CUSUB

  • Abdiraxiin AzaaJune 15, 2022Reply

    MUSALSAKA KOOX QARSOON NOO BILAABA PLZ&PLZ

  • MohamedJune 17, 2022Reply

    Thanks fanproj

  • King axmedJune 17, 2022Reply

    KOOX QARSOON INOO BILAABA

  • XafsoJune 17, 2022Reply

    Senden daha guzel noo bilaawa waa musalsal si xad dhaaf ah lo xiseynayo waye

  • QmedJune 18, 2022Reply

    Lasoo dhakhsada walaalaha 56 waa dhamaad

  • CaliJune 18, 2022Reply

    Musalsalka Mahkum nosoo turjuma plz

  • MaxamedJune 18, 2022Reply

    Seosen 3 malasoo daynaa

  • AmirJune 19, 2022Reply

    Musalsalka godka kuso dara walalayal

  • yaqubJune 19, 2022Reply

    war noo so daya qaytii ugu danbaysay

  • ZakiJune 20, 2022Reply

    Wllalayaal noo soo daaya walaalaha

    • MaxamedJune 27, 2022Reply

      Godka soo galiya

  • Carafaad MahamedJune 21, 2022Reply

    11 cishaad haysataan filinkuna uu dhamaaday maad soo daysaan nio

    • King Shaafi'iJune 23, 2022Reply

      aad Ayaan uga xumahay in uu musalsalkaan Naga dhaamaado

  • Maxamed cabdiqadirJune 22, 2022Reply

    Season 3aad lamo soo saarayaa miyaa walalaha waa filim aad iyo aad ui wngsan Bahda fanproj serias

  • King Shaafi'iJune 23, 2022Reply

    aad Ayaan uga xumahay in uu musalsalkaan Naga dhaamaado

  • RamloJuly 30, 2022Reply

    season 3 coming in September please remember noso daaya musalsalka!!!

  • RamloJuly 30, 2022Reply

    season 3 coming in September please remember noso daaya musalsalka!!!

Leave a comment

Name *
Add a display name
Email *
Your email address will not be published