What's happening?

Video Sources 24023 Views Report Error

  • Daawo Hadda

Walaalahay: 2x37

Episode 55

Jun. 04, 2022

(19) comments

  • Karaamo ApdilaahiJune 6, 2022Reply

    Episode 55 Hawada soo geliya Pahda Fanproj Filimkana gaapis Ku wadaan azxapey

    • GULED ABDI MAHOMETHJune 17, 2022Reply

      GODKII MEE NIO FANPROJ MAXD KA DAMACDEEN MAD IIBINAYSAAN DEEE

  • Hodan RobleJune 6, 2022Reply

    I like to watch Turkeyshows

  • AbdimalikJune 7, 2022Reply

    Asacabey filinkan mad naga daysaan joogjoogsigan
    Fanproj

    • KingJune 9, 2022Reply

      We need episode 55

  • Mowliid hargeisaawi♥️June 8, 2022Reply

    Episode 55 i can’t wait it

  • MarwaanJune 11, 2022Reply

    War deee soo galiya 10cisho ayaa ka soo waregtee

  • CaliJune 11, 2022Reply

    Waar bal soo daaya xalqada

  • AbdiJune 12, 2022Reply

    Noo soo daaya 55 fanproj

  • Muna MahamedJune 12, 2022Reply

    Naso daaya 55 gosgos naga daaya

  • AmitJune 12, 2022Reply

    saqajaamiin

  • Nazra EzmailJune 13, 2022Reply

    Nice

  • AbdijabarJune 13, 2022Reply

    Please episod 55

  • ZaakirJune 13, 2022Reply

    Mxaa wagti mleh miyaa musalsalkaan

  • Omaar MoJune 14, 2022Reply

    Fadlan episode 55 noo siidaaya

  • Abdiraxiin azaaJune 14, 2022Reply

    ASC BAHDA FANPROJ WAAN IDIN SALAAMEY SALAAN KADIB WAXAAN IDINKA CODSANEYNAA MUSALSALAD MAALINTA LA SOO DEYNAYO INAAD NOO GO AA MISAAN SI AAN U OGAANO XILIGA LA SOO DEYNAYO PLZ HADA (WALAALAHAY 54) ISBUUC IYO BAR AYAAN SUGEYNAA MXN

  • Carafaad MahamedJune 14, 2022Reply

    Plz 55

  • Maxamad shariifJune 15, 2022Reply

    Asc wll qaybtaan mxa ku dhacay wali lama so deyn ba.

  • CabdalaJune 16, 2022Reply

    Asc wll maxaa waaye sidan qaybtaan 2 isbuuc ayaan sugaynaa ee noo soo daaya 55 walaalaha

Leave a comment

Name *
Add a display name
Email *
Your email address will not be published