Fanproj Productions & Entertainment is your site, entertainment, movies, series, short clips etc. All are dubbed in your mother language Somali. We provide you with the latest videos & re edited old videos with HD Quality from the entertainment industry.
Maxaa helay filinka
Filim kaalay maxaa ko dhacay
Xabad 11 topanaad maxa ku dhacay
War noo soo daaya qaynaha haray
De qybta 11 maxaa ku dhacay maad noo fasaxdaan saxipiyaal
Nagso daaya zxpyaal
dee soo daaya qabaha kale
maad soo fasaxdayy
Asc filimka doctor stranger sooturjuma
See wax u wadan wadba na nacdisene
Maladaawankaree, maxaa ku dhacay film-kaan
Doctor opposite 11 maxaa.ku dhacay
Film no so daya please guys
War noo soo dhaqsada waan sugi la’nahay
Doctor opposite 11 maxaa.ku dhacay
qaybii 11aad maxa ku dhacay lama dawankaree
11 iyo wixii ka hoseeya maxaa ku dhcay
Markay ogadan inay dad badan dwanayayn ayay la habsaman bilaa ixtiram nimo wan nacay somali waxa laga dawado by niyo
Soo daaya qeybta 11 dr.
Kooxda qorsoon no fura 7,8
Wixiina waa xad dhaaf naga soo daaya
Dhaman wanka helay musalsal filimanta
11 aawey
Ximaha miqawaye
Maxa ku dhacay Doctor 11 ma dawan karayo waside ma aniga unba mise wa dadko dhan